Nuruddin Farah interview at the Commonwealth Club of California, 2007
Suugaan by Yaasmiin Kaahiin.
The Rageh Omaar Report:From Minneapolis to Mogadishu.
Inside Story - Somaliland vs Somalia.
Daawo Hadal-kooban oo Jini Boqor Siiyey BBC-Somali Section.
Talk to Jazeera - Meles Zenawi.
Report From Somalia.
Somali Culture Festival Posters.
Waayihii Soomaaliya". Waa Buug Cusub.
SOMALI LINKS
Alhikma-Radio
Allgalgaduud
Alshahid
Aminarts
Badbaado
BBCSomali
Boocame
Calanka
CSMD
Dalka News
Dillapress
DJibouti-Centre
Garoweonline
Gedonet
Geeska-afrika
Goob-joog
Halgan
Hanoolaato
Hiiraan
Horn-Afrik
Horseed
Horyaal Software
Inside-Somalia
Jaallesiyaad
Kulanka
Laasqoray
Maankoris
Maaryaa
Magan-Tahir
Markacadeey
Minicab-london
Mogadishu-University
Mohameddiini
Nomad
NTA
Onkod
pulutin
Shabelle
SMC
Somalia24
Somalichannel
Somalieye
Somaliherald
Somalimirror
Somalistudentassociation
Somalitalk
Somaliweek
Somaliweyn
SOMTV
Somtvfilms
VOA
Wardheernews
NON SOMALI LINKS
Africafocus
Alhayat
Aljazeera
AllAfrica
Alquds
Amnesty
APA
Arabnews
Asharqul-Awsat
Daily-Nation
FPM
France24
HRW
ICG
NY-Times
Presstv
Reuters
Shabait
Sudantribune
The Gaurdian
UN
USATODAY
Walta
Washington-Post
WN
Share on Twitter
[ 2010-02-09]    Ururka Al-qaacida Oo Sheegay Inuu Qabsan Doonaan Marin Biyoodka Isku Xira Gacanka Cadmeed Iyo Badda Cas.
 
Sawir

Ururka Al-qaacida ayaa shaaca ka qaaday inuu qabsan doono marin biyoodka isku xira gacanka Cadmeed iyo Badda Cas isagoo taageero ka helaya Islaamiyiinta ka dagaalama gudaha dalka Somalia.

Saciid Al- Shahri oo ah wadaadka 2-aad ee ururka Al-qaacida ee Jaziirada Carabta ayaa fariin maqal ah oo uu so diray waxa uu ku sheegay in ururka Al-qaacida uu rajo wanaagsan ka qabo inuu qabsado Baabul Mandab oo ah marin Biyooadka isku xira Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas.

Saciid Al-Shahri ayaa sheegay in haddii ururkoodu uu qabsado Baabul Mandab ay arrintaas caqabad xooggan ku noqon doonto Yahuudda oo uu sheegay in Dowladda Mareykanka Taageerada ay siiso ay u soo mariso Marin Biyoodka u dhexeeya Gacanka Cadmeed iyo Badda Cas.

"Waxaan soo dhaweynaynaa hadalkii kasoo yeeray saraakiisha Xarakada Al-shabaab ee ahaa in ciidamo dagaalama ay u dirayaan dalka Yemen, taasi waxay ka turjumaysaa midnimada Umadda iyo walaaltinimada Islaamka" ayuu yiri Saciid Al-Shahri.

Wuxuu u booriyey islaamiyiinta ka dagaalama gudaha dalka Somalia inay gacan weyn ka geystaan sidii ururka Al-qaacida uu ula wareegi lahaa marin Biyoodka u dhexeeya Badda Cas iyo Gacanka cadmeed taas oo uu sheegay inay noqon doonto guul u soo hoyata umadda Islaamka.

Hadalka wadaadkaan ayaa ku soo beegmaya xilli dhawaan saraakiil katirsan ururka Al-shabaab Al-mujaahidiin ay sheegeen inay ciidamo u diri doonaan dalka Yemen si ay uga barbar dagaalamaan xoogagga dagaalka kula jira ciidamada dalka Yemen.

Axmed Yare
Xafiiska Wararka Mahiigaan
Muqdisho Somalia.

 
Sawir
Sawir
Email : Mahiigaan82@gmail.com
Copy right © Mahiigaan News Online 2007- 2010 powered by Horyaal Software Solutions